Thursday, April 24th, 2014

Daawo Fanaaniin caana oo hees cusub ku garaacay Jubaland

Published on June 18, 2013 by   ·   10 Comments

Daawo heesta cusub ee la yiraa  Qabiil

Hoos ka akhri qeyb ka mida Erayada heesta Qabiil

————————

Intaan Qarankeena jira
Jalaafta ka dhoowri leeyn
Miyaan Jufo iyo qabiil
Xumaanta u jeesanaa
——-
Jubooyinka goboladeena
Halkii aan ugu jeclaa
Jawiga ciideeda wacan
Miyaa leeysku jiirayaa
—————
Kismaayo si loo jaraa
Jariiban miyaa dagaal
Gaarisa u jaawisoo
Jigjiga jiib looga tumay
Jubooyinka guuri maayaan
Shisheeyahu joogi maayaan
wixii hore loogu jabay
Alloow yaa ka jooga maanta.

Erayo iyo Laxan: Dahir Abdulle Alasow

Readers Comments (10)

  1. fadumo says:

    waa eryo qabyaaladi ka buuxdo anigu ka soo alifeybaaba buka jubooyinku uma baahna dhib ee xamar hala ga sifeeyo cadow ga qabsaday ee duliga iyo la donaya dhiibaatada xoolaha dad ka sida guryaha wada kireeysan ee lacagta xaaraanta ah laga cunaya iska celiya waa hadii caqligu shaqaynayo ilaahna aad ta qaaniin hadii kale cadaabta rabi ha sika sugo ninkii maal aanu lahayn ka dibiray

  2. yalaxoow says:

    CALASOW MAAD KA JOOGTIID QOLADAS GABAAY IYO HESS IYO ORAAH LOOMA TILMAAME AFREYDA YEY SAN KA DHAMAN HADA KA HOR GUBA MA MAQASHAY WAR NAGA DA HANAGU KICINE YEYNAH NOO GERARINE

  3. abshirokaare says:

    waaaw cadoowga maa jiiro in shaa allah waa fananad wacan jir oo joog waligaa

  4. xasan says:

    dameer dameer dhalay caqli meesha kuma haysid ee aakhiradada dhawro ma badweynta toos u gal dhilaa ku dhashay daahir calasoos dameeroow

  5. Wil Sade says:

    Daahir afkaaga caano lagu qabay.

  6. wiil sade says:

    waxaasaa hees lagaa dhahaa sxb goormaysoo baxaysaa heestaan waaban ka helay ee

  7. daryeel darwiish says:

    wwwwhawiye qurmune kismayo ma idinkaa iskaleh hadad waxqabsaneysan utaliya xamar iyo gobaladiina .ninkii tisa daryelo ayaa tukale ku daro.marka xaliya tina jubboland waa dhul darood no moreyaan no spara. kismaayo kismayo maxey kaga duwantahay gobalada kale casimadii baad hesataan oo la idinkaga qaxey soo xaliya muqdisho. heesaha iyo gabayadana soo barta ha u ciyina sida eydii waxbo islama hesan .duli duli markad akhriso tirtir qoralkeyga ileen dulqad ma lihdina madmadobe.jigjiga iyo gaarissa ayaa laga xukumayaa jubboyinka somaliya wey ooga dhamatay jubbo waa new land somalina maleh waa dhul ka mida kenya wayo dhiig kenyati baa ku daatay kenyana ma baxeyso. muqdishana kambala laga xukumi no more somali land or country ad baana ugu faraxsanahay burburka somaliya iyo dhibkeda wayo annagabo kena eithopia ayaa hesato how care somaliya. welcome coluenist or gumeysi.illah baa mahad leh hadii xamar laga xumo adisababa.

  8. Hargeysawi says:

    Alasow ku la yaaabi maayoo ilaahay ayaa hawiye kaa dhaliyay ugu aqli liita reerkaad ka dhalatay iyo adiguba waxad tihiin qoom indho la oo ilaahay xaasid nimo ku abuuray oo wanaaga ka indho la like you ragii daarood intay isku tageen ayay sideed bilood fadhiyeen oo ay samaysteen ciidan markay wax samaysteen ayaad halkaad ka taageeri lahayd xaasid nimo la soo baxdeen hateed tihiin hawiye wwalaahi ma ihi darood i am isaaq haw

  9. Hargeysawi says:

    hawiyow isku tag oo wax samayso nabada yar ee muqdhiso ee ay kuu sameeyeen jareertu aa aqligii cabdilaahi yusuf uu ku dalbaday ciidamo shisheeye ayaa intaana sameeyay oo qofna kama qarsoona ee markaad wax samaysan kari wayday jubooyinka ha caayina dad ma tihidine

  10. Hargeysawi says:

    hawiyow isku tag oo wax samayso nabada yar ee muqdhiso ee ay kuu sameeyeen jareertu aa aqligii cabdilaahi yusuf uu ku dalbaday ciidamo shisheeye ayaa intaana sameeyay oo qofna kama qarsoona ee mark

    aad wax samaysan kari wayday jubooyinka ha caayina dad ma tihidine




Heeso Muuqaala

Radio Birimo

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!