Thursday, August 21st, 2014

Daawo Magaalada labaad ee Somalia ugu quruxda iyo heesaha badan

Published on May 10, 2013 by   ·   5 Comments

Magaalada labaad ee Somalia ugu quruxda iyo heesaha badana yaa loo aqoonsaday Magaalada taariikhda weyn ee Borama.

Borama oo ka dhigan halkii Fanka Somalia ka soo galay ,uuna ka soo jeeda Cabdi Sineemoow waxaa loo qaaday heeso ciida ka badan oo amaana,hadaba halkaan waxaad ka daawan kartaan heesahii Borama loo qaaday iyo quruxda Magaalada horumarkeedu muuqda ahna Hooyga Tacliinta Somalia.

Borama-Somalia

Readers Comments (5)

  1. borama girl . says:

    mansha alaah .. borama waa magaalo ay leeyahiin reer somaliland … not somalia .. marka hore hadalka iska saxa ,

    borame waa magalo reer ADAL .. lahayeen waleegeed .. waanaa magalo ku naloonaysa nabada ka jirta dhulka somaliland . haday koonfur ku aali lahayd heerkan manta maysoo gadheen .. waxaanaa ilahay ugu mahad naqaynaa saan u ilaashanayno nabada iyo horumarka somaliland ..

    haday hargeisa dunto . boramena wa dumaysaa … haday hargeisa dhisanto , boramana wa dhismaysaa . markaa waa wax ilahay loogu mahad naqo dawlad nimada iyo astaanta kaladanbeuyta iyo dimuradiyada reer somaliland ku wareen ….

  2. far says:

    Borama wa dhulka somalilamd not somalia waa hoyada somaliland alow dhow

  3. Ali Cilmi says:

    Haa, waan idinku raacsanahay.
    Boorama waa magaalo Soomaaliyeed, oo ilbaxnimo iyo aqoonba taallo. Haadii aad aadona ka bax ku qabanmeyso, cidina kaama xigsanayso. Waana magaalo dalxiis ku haboon.
    Dadkeeduna waa dad aad u salaan macaan oo Soomaalinimada jecel.
    Allahayow magaalada barakee iyada iyo ehelkeedaba.

  4. Fartuun birimo naayaa waa beenta faysal hanad ma- kufuray

  5. Anatalia says:

    MuqdishoMan1Kan Shabaab uma eka mana ahan waa un dabadhilif ayaga ka mid ahaa ee raaban inay shacabka Muslimka Somaliyeed siraan. Wax rumaystay maba jiraan. Al-shabab waa dad diintooda Islamka ku toosan lagama yaabo inay gaalo noqdaan. Bakistani ayeey dhahaayaan waa wax lagu qoslo, waxay raaban inay gaalada ay walaalaha yihiin inay lacag ugu qaataan markay ku fashilmeen waxii loo soo kiraystay ee murtadnimada ah. Al-shabab way sheegeen inuu ninkaan usan aheen Mujahid. hadii uu shabaab yahay cadeen aaway?




Heeso Muuqaala

Radio Birimo

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!