Wednesday, July 30th, 2014

Maxaa ka jira in Fanaanada Fartuun Birimo afduub ka badbaaday Muqdisho

Published on March 29, 2013 by   ·   3 Comments

Birimo-Muqdisho

Birimo.com – Idaacada Shabeelle ayaa baahisay war ku saabsan in Fanaanada Fartuun Birimo oo bilahii la soo dhaafay Muqdisho joogtay ka badbaaday isku day koox dableeya ku afduuban rabtay.

Inkastoo aysan Fanaanada si rasmiya uga hadlin xaqiiqada warkaas hadana ila wareedyo muhiima ayaa sheegay in dad kala shaqeeynayay bandhig faneedkeedii Muqdisho isku dayeen inay afduubtaan hasse yeeshee taasi ay ku fashilmeen maadama fanaanada wadatay ilaalo u gaara xilligii ay la ballameen.

Birimo waxay Muqdisho ku duubtay heeso Muuqaala .

Fanaanada waxaa wareeystay telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

Readers Comments (3)

  1. deeqoow says:

    i love you fartuun

  2. Birimo nin ku wasay walee kuma amaano siilweynin iyo shiir xun baad isku darsatay aniga waa QAASIM FAARAX TOLO KENGAS LTD ELDORET dilkaaga lacag baan ku bixineena

  3. Farginle says:

    Fartuun birimo siil baruur sill qaboow baridi sana




Heeso Muuqaala

Radio Birimo

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!